Madaale oo Bandhig weyn ka furay Magaaladda Muqdisho (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray bandhiga carwada warshadaha Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Bandhigaan oo ay soo qaban qaabiyeen rugta ganacsiga Soomaaliyeed, ayaa waxaa lagu soo bandhigay wax soo saarka warshadaha ka dhisan dalka, taasi oo loogu kaaftoomayo baahida Ganacsatada Soomaaliyeed ay … Continue reading Madaale oo Bandhig weyn ka furay Magaaladda Muqdisho (Daawo Sawirro)